Sunday, August 23, 2026
25 C
Mogadishu

Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Muxuu kala hadlay Madaxweyne Farmaajo xubnaha golaha wasiirrada cusub uu la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Golaha Wasiirrada cusub ee uu Xalay ku dhawaaqay ra’iisul wasaare...
Ahmed Mohamed

Somaliland oo Dadka Koonfurta Somaliya ka mamnuucday inay deegaannadooda u yimaadaan…

Hargeysa (Halqaran.com) - Xukuumadda Somaliland ayaa mamnuucday in Dad Soomaaliya ka socda Somaliland u tagaan ka qayb galka Siminaarada, kulamada iyo shirarka. Somaliland ayaa sidoo...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo Codsi u diray Guddoonka iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo dhisidda Xukuumad...
Ahmed Mohamed

Akhriso: Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku dhawaaqay Golaha Wasiirada cusub

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xalay ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada cusub ee Soomaaliya. Golaha Wasiirada ayaa...
Ahmed Mohamed

Gabar dhallinyaro ah oo laga afduubtay Muqdisho oo lagu qabtay Guriceel...

Guriceel (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in ciidamada booliska magaalada ay qabteen gabar dhallinyaro ah oo laga...
Ahmed Mohamed

Musharrax Madaxweyne oo ku baaqay in si deg-deg ah loo sii...

Muqdisho (Halqaran.com) – Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya in la sii daayo Wariye Cabdulaahi Kulmiye. Amb Daahir...