Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Ciidan gadoodsan oo xoog ku qabsaday xarun Wasaaradeed oo ku...
Boosaaso (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya, in saacadihii la soo dhaafay ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka...
Dhacdo La yaab Leh: Ninkii uu aaskiisa baadqay ee maalintii xigtay...
Tamil Nadu (Halqaran.com) - Nin u dhashay dalka Hindiya, oo 74 jir ahaa ayaa qabsaday hadal-heynta shacabka ka dib markii laga soo badbaadiyay tallaagadda...
Update: Faah-faahin ku saabsan wariyihii wareystay Xaaji Abuukar Caddaan ee la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee (NISA) ayaa la sheegay inay xalay Hooygiisa kala baxeen Wariye Cabdullaahi Kulmiye Cadow...
Fatahaada Wabiga Shabeelle oo goysay Buundada Warmaxan ee Gobolka Shabeellaha Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in Wabiga Shabeelle uu fatahaad ku sameeyay tuulooyin ka tirsan gobolkaasi.
Waxaa lagu soo...
Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo Xabsi guri la geliyay
Muqdisho (Halqaran,com) – Ciidamado ka tirsan Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa Xabsiga dhigay ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan, kaddib markii hoyga uu...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo warqad deg-deg ah u diray madaxda dowlad...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada dalka si ay...







