Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warqad u diray Madaxda dawlad gobaleedyada dalka si ay u soo gudbiyaan 2 xubnood oo uga qeyb noqonaya Guddiga Doodashooyinka Heer Federaalka, Heer Dawlad gobaleed iyo Xalinta Khilaafka.
Guddigan ayaa waxaa dhismihiisa horey ugu heshiiyey madaxda DF Soomaaliya iyo kuwa dowlad gobaleedyada. waxaana la sugayaa kahor 20-ka bishan oo ay maalmo kooban ka harsan yihiin
Halka hoose ka akhriso war qoraalka:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com






