Tuesday, February 10, 2026
25.7 C
Mogadishu

baaq

Madaxweyne Xasan oo war ka soo saaray Xaaladda Amniga dalka iyo dhibaatada ka taagan Laascaanood

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka...

Guddiga doorashada Madaxweynaha oo farriin deg deg ah u diray Musharraxiinta

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JF Soomaaliya ayaa ugu baaqay musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay u soo...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo war ka soo saaray Xaaladda Amniga dalka iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee Gobolka...
Ahmed Mohamed

Guddiga doorashada Madaxweynaha oo farriin deg deg ah u diray Musharraxiinta

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga isku Dhafka labada Aqal ee Baarlamaanka JF Soomaaliya ayaa ugu baaqay musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha in ay u soo...
Ahmed Mohamed

Update: Guddoomiye Dhabancad oo baaq deg-deg ah u diray Xildhibaannada +VIDEO

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee Golaha Shacabka Cabdisalaan Dhabancad oo goor dhaweyd shir jaraa’id ku qabtay hoolka Teendhada Afisyooni oo lagu...
Ahmed Mohamed

Shaqaalaha DF Soomaaliya oo loogu baaqay inay qaataan tallaalka Covid-19

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XF Soomaaliya oo daahfuray talaalka ayaa ku dhawaaqay in shaqaalaha dowladda Soomaaliya ay Waajib ku tahay...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Axmed Madoobe oo reer Jubbaland ugu baaqay inay midoobaan

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa caawa munaasabadda ciidda awgeed hambalyo u diray dhammaan ummadda Muslimiinta ah,...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Qoorqoor oo loogu baaqay inuu soo magacaabo guddiga farsamada doorashooyinka

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu baaqay Madaxweynaha maamulka Galmudug ‘Qoorqoor‘ inuu si dhaqso ah u soo magacaabo...