Friday, May 1, 2026
28.4 C
Mogadishu

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Beled-Xaawo ee G/Gedo

Beled-Xaawo (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Gedo Cismaan Xaaji Macallin ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada Beled-Xaawo Axmed Barre Sheekh.

Waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdirashiid Cabdi Caroog oo noqday guddoomiyaha cusub ee degmada Beled-Xaawo ee gobolkaasi.

Haddaba halka hoose ka akhriso wareegtada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...