degmada Beled-Xaawo
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Beled-Xaawo ee G/Gedo
Beled-Xaawo (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Gedo Cismaan Xaaji Macallin ayaa xilkii looga qaaday guddoomiyihii degmada Beled-Xaawo Axmed Barre Sheekh.
Waxaana xilkaas...




