Warar Xiiso Leh

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Sacuudiga oo cambaareeyay sawir-gacmeed loogu gafay Nebi Muxamed NNKH
Riyadh (Halqaran.com) – Dowlad Sacuudi Carabiya ayaa cambaareysay sawir gacmeedyada loogu gefayo Nebi Muxamed NNKH, hase yeeshee waxay ka gaabsatay inay xoojiso baaqyada dalalka...
UNICEF oo war ka soo saartay shaqaale lagu dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda UNICEF ee Qaramada Midoobe ayaa si kulul u cambaareysay weerar lagu dilay labo ka mid ah shaqaalaha talaalka cudurka dabeysha,...
Wafdi ka socda QM oo gaaray Dhuusamareeb, lana kulmay Madaxweynaha Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan ayaa Talaadadii maanta ah gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda...
Wasiirrada cusub ee Xukuumada Ra’iisul Wasaare Rooble oo inta badan xilalkii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaare ku-xigeenka XF Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula wareegeen wasiirrada cusub ee wasaaradaha...
Bannaanbax looga soo horjeedo Faransiiska oo ka dhacay Burco
Burco (Halqaran.com) – Bannaanbax ballaaran oo loogu soo horjeedo dalka Faransiiska ayaa maanta ka dhacay magaalada Burco ee Somaliland
Dadka bannaanbaxayay ayaa watay boorar ay...
Tirada guud ee dadka uu haleelay Cudurka Coronavirus ee gudaha Soomaaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Tirada dadka uu ku dhacay cudurka Safmareenka ah ee Coronavirus (Covid-19) ee Soomaaliya oo korortay, sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka ee...







