Thursday, May 14, 2026
27.5 C
Mogadishu

Tirada guud ee dadka uu haleelay Cudurka Coronavirus ee gudaha Soomaaliya oo korortay

Muqdisho (Halqaran.com) – Tirada dadka uu ku dhacay cudurka Safmareenka ah ee Coronavirus (Covid-19)  ee Soomaaliya oo korortay, sida ay xaqiijisay wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya.

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin hor leh ka soo saartay cudurka safmarka ah ee Covid 19 .

Baaritaanno ay sameysay shalay ayaa waxaa laga helay 44 qof .

Tirada laga baaray (Covid-19) 5tii maalin ee ugu dambeeyay Soomaaliya: 2,432

Waxaa Laga Helay: 44

Deegaanada Somaliland: 44

Lab: 34

Dhedig: 10

Waxaa ka Bogsasaday: 19

Dhimasho: 2

Tirada Guud ee Laga Helay: 3,941

Bogsashada Guud: 3,185

Dhimashada Guud: 104

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...