Caalamka

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...

Wararkii ugu dambeeyay Ismiidaamintii ka dhacday Caasimadda Ankara ee Turkiga
Ankara (HalQaran.com) - Shaqsi isku xiray waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay inuu Abaarihii 9:30 daqiiqo ee barqanimadii maanta oo Axad ah isku qarxiyey Afaafka...
Hoyga Madaxweynihii hore ee Mareykanka Trump oo laga helay dokumentiyo sir...
Washington (Halqaran.com) - Hay’adda FBI-da Mareykanka ayaa ka heshay guriga Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump dokumentiyo lagu calaamadiyay inay yihiin ‘sir qaran’ oo...
Mareykanka oo Ukraine ugu yaboohaya hub uu qiimihiisu gaarayo hal bilyan...
Washington (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa ballanqaaday taageero dheeri ah oo militari inay siin doonto Ukraine, si dowladda dalkaasi ay isaga caabiso duulaanka Ruushka.
Hubkan...
Mareykanka oo si kulul u eedeeyay dowladda Shiinaha, kaddib markii…
Washington (Halqaran.com) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa Shiinaha ku eedeeyay inuu ku kacay masuuliyad darro, ka dib markii uu Shiinuhu sheegay...
Hoggaamiyihii Al Qaacidda oo lagu dilay Caasimadda Kabul
Kabul (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa sheegay in Hoggaamiyihii Ururka Al Qaacidda, Ayman al-zawahiri lagu dilay weerar dhinaca cirka oo ka dhacay Magaalada Kabul ee...
Madaxweyne Kim Jong ‘‘Waxaan diyaar u nahay inaan isku difaacno Nukliyeer...
Korea (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in dalkiisa “diyaar u yahay inuu Nukliyeer isku difaaco” haddii mustaqbalka isku dhac...
Maxaa ka jira in Shiinaha uu u hanjabay Mareykanka, kaddib markii…
Taiwan (Halqaran.com) – Warar la isla dhexmaraya ayaa sheegaya, in afhayeenka golaha aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay qorsheyneyso inay booqasho ku tegto Taiwan,...







