
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Sacuudiga oo xayiraadda socdaalka ka qaaday 11 dal
Riyadh (Halqaran.com) - Dowladda Sacuudiga oo xayiraaddii socdaal ka qaaday 11 dal oo u badan reer galbeedka iyo Soomaaliya oo liiska cas kusii jirta.
Sacuudi...
Maxaa keenay in haweeneydaan ay hal mar wada guursato toddobo nin?!
Uganda (Halqaran.com) - Haweeney hal mar wada guursatay toddobo nin ayaa soo bandhigtay muuqaallo cajaa’ib ah oo ku saabsan sida ay ula nooshahay toddobadeeda...
Madaxweyne Erdogan oo xariga ka jaray Masjid dhismihiisa uu muran badan...
Istanbul (Halqaran.com) - Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa daah furay Masjid weyn oo ku yaalla fagaaraha caanka ah ee Istanbul kadib tobanaan sano...
Faah faahin laga helayo qarax khasaare geystay oo ka dhacay Afmadow
Muqdisho (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax miino nooca dhulka lagu aaso oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degmada Afmadow ee...
Ardayda dugsiga sare oo maanta u fariistay imtixaanka ay dowladda dhexe...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo inta badan gobolada dalka ka bilaabanaya qaadista imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiga sare ee fasalka 12aad.
Imtixaankaan sanadkaan...
Qarax ka dhacay Baydhabo iyo khasaare ka dhashay
Baydhabo (Halqaran.com) - Qarax ismiidaamin ah ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay suuqa lagu iibiyo Qaadka ee ku yaalla magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.
Goobjoogayaal...









