Monday, March 16, 2026
28.3 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Golaha Ammaanka ee QM oo maanta fadhi ka yeelanaya arrimaha doorashooyinka...

New York (Halqaran.com) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa Talaadada maanta ah fadhi ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya sida uu xaqiijiyay xafiiska UNSOM oo...
Sayid Omar Abdalla

Haweeney Koonfur Afrikaan ah oo dishay ninkeeda oo Soomaali ahaa

Muqdisho (Halqaran.com) - Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Cabdikariin Mahdi Saalax ayaa waxaa habeenkii xalay aheyd lagu dilay magaalada Johannesburg...
Sayid Omar Abdalla

Shirka madaxda Soomaalida oo maanta galay maalintii afaraad

Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo maalintii afaraad uu galayo maanta shirka Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka dalka ee u dhaxeeya madaxda Federaalka, kuwa maamul goboleedyada...
Sayid Omar Abdalla

Aung San Suu Kyi ayaa kasoo muuqatay maxkamad tan iyo markii...

Myanmar (Halqaran.com) - Hoggaamiyihii hore ee Myanmar Aung San Suu Kyi ayaa kasoo muuqatay maxkamadda markii ugu horreysay tan iyo markii dowladeeda ay afgambiyeen...
Sayid Omar Abdalla

Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Cabdi Xaashi?

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maalmiihii lasoo dhaafay kulamo ka waday magaalada Muqdisho kuwaas oo looga hadlayey...
Sayid Omar Abdalla

Kulan xalay Muqdisho ku dhex maray Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo madaxweyneyaasha DG...

Muqdisho (Halqaran.com) - Warar soo baxaya ayaa sheegaya in kulan gaar ah oo albaabada u xirnaa uu xalay dhex maray hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan...