
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Warqad uu qoray Albert Einstein ayaa lagu xaraashay in kabadan $1.2...
USA (Halqaran.com) - Warqad uu qoray Albert Einstein oo uu ku qoray isla’egta ugu caansan adduunka ayaa lagu xaraashay 1.2 milyan oo doolar.
Warqaddaan ayaa...
Puntland: Imtixaanka shahaadiga ah oo maanta si rasmi ah u...
Puntland (Halqaran.com) - Cabdullaahi Maxamed Xasan Wasiirka Waxbarashada DG Puntland ayaa faah-faahin ka bixiyay Imtixaan sanadeedka 2020/21 oo maanta ka billowday deegaannada DG Puntland,...
Nin weerar ku ahaa Imaamka Masjidka Xaramka oo la qabtay
Mecca (Halqaran.com) - Ciidanka Ammaanka ee Masjidka Xaramka ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen nin shalay weeraray imaamka oo akhrinayay khudbadda Jimcaha.
Wakaaladda wararka Sacuudiga...
Shirka madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada oo maanta furmaya
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya, kuwa maamul goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta oo sabti ah waxaa lagu...
DEG DEG: Guddoomiyihii deegaanka Garasbaaleey oo qarax lagu dilay
Garasbaaleey (Halqaran.com) - Qarax khasaaro geystay ayaa goordhaweyd ka dhacay deegaanka Garasbaaleey ee duleedka Muqdisho, waxaana lasoo sheegayaa khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh oo...
Ergaygii Midowga Afrika ee Soomaaliya oo is casilay
Muqdisho (Halqaran.com) - John Dramani Mahama oo ah madaxweynihii hore ee Ghana, kaasoo ururka Midowga Afrika u magacaabay ergayga Soomaaliya ee dhex dhexaadinta khilaafaadka...









