
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Faah faahinta wararkii ugu dambeeyay doorashada Somaliland
Somaliland (Halqaran.com) - Natiijada doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiillada maamulka Somaliland ayaa si weyn loo sugayaa, taas oo ay weli socoto tirinta codadka, iyadoo...
Meydka gabar la la’aa maalmo oo maanta laga helay guri ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa meydka gabar yar oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ay baadi goobayeen qoyskeeda, taasi...
Wasiirka Gaadiidka Uganda Gen. Katumba Wamala oo Kampala lagu toogtay
Uganda (Halqaran.com) - Taliyihii hore ee Ciidanka Difaaca Uganda ahna Wasiirka Gaadiidka Gen. Katumba Wamala ayaa maanta oo Talaado ah lagu toogtay magaalada Kampala...
Masar oo ka hor-timid qorshe Itoobiya ay ku dhisan doonto biyo-xireen
Egypt (Halqaran.com) - Dowladda Masar ayaa waxaa ay si kulul u cambaaraysay hadalkii uu RW Ethiopia, Abiy Ahmed ku sheegay inay in ka badan...
Wasiir Dubbe oo ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada xuska maalmaha xoriyadda dalka Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlay warbaahinta...
Nin gacantiisa kor u hayay in kabadan 45 sano!
India (Halqaran.com) - Ninkan ayaa gacantiisa kor u hayay in kabadan 45 sano, waa wax adag in la rumeysto, waxaan ku nool nahay duni...









