
Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)
Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan
Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Duqeyn lagu dilay dad isku qoys ah oo ka dhacday gobolka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xalay diyaarado dagaal ay duqeymo ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Gedo.
Goobjoogayaal ayaa...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan Jowhar iyo u jeedka socdaalkiisa
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Warar aan...
Maxay tahay sababta looga joojiyay in Soomaaliya ay cod ku yeelato...
Muqdisho (Halqaran.com) - Soomaaliya ayaa weyneysa fadhiyada soo socda ee QM in wax cod ah ay ku yeelato fadhiyada Jamciyadda loo dhan yahay maadaama...
Macallin iskuul oo abaal marin ahaan u helay $1 milyan oo...
Kenya (Halqaran.com) - Peter Tabichi wuxuu isu taagay horumarka waana tusaale caalami ah dhanka waxbarashada iyadoo wax-qabadkiisa iyo deeqsinimadiisa ay u soo jiiday in...
Ciidamada DF oo howlgalo ka sameeyay xaafado ku dhow-dhow madaxtooyada
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa ilaalada madaxtooyada ee koofiya casta ayaa howlgal saakay aroortii ay ka sameeyeen xaafadaha ay ku...
Maxaa looga hadlay kulan gaar ah oo ay yeesheen Midowga Musharraxiinta?
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Musharraxiinta u taagan qabashada xilka madaxtinimada dalka oo ay hoggaaminayaan madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya ayaa xalay kulan gaar ah ku...









