Monday, March 16, 2026
28.3 C
Mogadishu

Maxaa keenay in haweeneydaan ay hal mar wada guursato toddobo nin?!

Uganda (Halqaran.com) – Haweeney  hal mar wada guursatay toddobo nin ayaa soo bandhigtay muuqaallo cajaa’ib ah oo ku saabsan sida ay ula nooshahay toddobadeeda nin.

Muuqaaladeeda ayaa si aad ah loogu wadaagay baraha bulshada ay ku xiriirto, haweeneydaan oo ay garab taagan yihiin toddobada nin ayaa sheegtay in ay dhammaan baahidooda wada qancin karto waxayna ku dartay in ay mid kasta oo ka mid ah toddobada nin u dhistay guri ugaar ah.

Haweeneydaan ayaa sheegtay in midkoodna uusan awoodin in uu dumar kale hoosta kala socdo iyadoona sheeganeysa in ay awood u leedahay in ay markiiba ogaato ninka haween kale hoosta kala socda, muuqaalka ayaana muujinaya in dhammaan toddobada nin ay wada aamus naayen.

Wax yaabaha la yaabka leh ee ku saabsan sheekada haweeneydaan xagjiradda ah una dhalatay waddanka Uganda ayaa ah in aysan cagaheeda dhulka dhigin ayadoona loo qaado meel kasto oo ay aadeyso waxaana qaada toddobadeeda nin.

Iyadoo hadleysay ayaa sheegtay in sababta keentay in ay toddoba nin wada guursato ay tahay in ay dumarka wax dheertahay.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...