Sunday, February 8, 2026
24.8 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Madaxweyne Qoor-qoor oo goordhaw Muqdisho gaaray

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor. Xildhibaano ka tirsan labada gole ee...
Sayid Omar Abdalla

UK oo mamnuucday safarada dalal ay Soomaaliya ka mid tahay

UK (Halqaran.com) - Boqortooyada UK ayaa shaacisay in afar dal oo kale lagu dari doono liiska dalalka aan loo ogoleyn in ay soo galaan...
Sayid Omar Abdalla

Nin sabool ah oo si lamafillaan ah ugu guuleystay $300,000!

Addis Ababa (Halqaran.com) - Agaasimaha xiriirka dadweynaha ee wakaaladda baqti nasiibka dalka Itoobiya oo BBC-da u warramay ayaa sheegay ninka baqti nasiibka ku guuleystay...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweynaha Somaliland oo warqadda aqoonsiga ka guddoomay wakiilka Imaaraatka Carabta

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sabtidii maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee isutagga Imaaraatka Carabta usoo magacowday...
Sayid Omar Abdalla

Deni oo illaaladii ugu badneyd Muqdisho keensaday

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ka soo dagay diyaarad siday illaalada gaarka ah ee madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland. Illaalada oo ku...
Sayid Omar Abdalla

Tallaalka caabuqa Corona oo la gaarsiiyay Dowlad Deegaanka Soomaalida

Jigjiga (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya la gaarsiiyay tallaalka ka hortagga caabuqa Covid-19. Tallaalkaan ayaa gaaraya 108,000 oo xabbo,...