Tuesday, February 10, 2026
25.3 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Warar Xiiso Leh
Sayid Omar Abdalla

Mareeg raadineysa shaqaale ay lacag ku siiso hurdo!

USA (Halqaran.com) - Mareeg caafimaadka ka talo bixisa ayaa raadineysa howl-wadeeno ay lacag ku siiso in ay u hurdaan iyaga oo heli doona mushaar...
Sayid Omar Abdalla

Xildhibaan ka tirsan Jubbaland oo u geeriyooday COVID-19

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, geeridii ku...
Sayid Omar Abdalla

Wajiga 2aad ee shirka wadatashiga doorashooyinka oo maanta furmaya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wajiga 2aad ee shirkii wadatashiga doorashooyinka ee heer wasiir ayaa maanta ka furmaya hoteelka Decale ee garoonka Aadan Cadde, waxaana shirka...
Sayid Omar Abdalla

App kuu sahlaya in salaadaha aad jamaacada ku dukato

Ankara (Halqaran.com) - Nin Muslim ah oo u dhashay dalka Taiwan ayaa sameeyay app cusub oo qofka Muslimka ah ka caawinaya in uu helo...
Sayid Omar Abdalla

Baaquli lagu xaraashayo $500,000!

China (Halqaran.com) - Baaquli yar oo la’aamin sanyahay in 600 oo sano ka hor lagu adeegsan jiray Shiinaha ayaa sanadkii 2020 lagu iibiyay $35,...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweynihii Tanzania John Magufuli oo geeriyooday

Tanzania (Halqaran.com) - Madaxweynihii waddanka Tanzania John Magufuli ayaa geeriyooday, sida ay xaqiijisay Samia Suluhu Hassan oo ah madaxweyne ku xigeenka dalkaas iyada oo...