Monday, March 16, 2026
28.3 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Madaxweynaha Somaliland oo maanta qaatay tallaalka ka hortagga caabuqa COVID-19

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta si rasmi ah u qaatay tallaalka ka hortagga caabuqa COVID-19 oo dhawaan la gaarsiiyay...
Sayid Omar Abdalla

Jasiirad ku taalla Scotland oo gebi ahaanba la xaraashayo!

Scotland (Halqaran.com) - Jasiirad gaar loo leeyahay oo ku taalla xeebaha galbeed ee Scotland ayaa la raadinayaa cid gadata iyadoo lagu doonayo lacag gaareysa...
Sayid Omar Abdalla

Khasaaro ka dhashay toogasho ka dhacday suuq ku yaal Mareykanka

USA (Halqaran.com) - Nin hubeysan ayaa dilay 10 qof oo uu ku jiro askari ka tirsan booliska kaddib markii is rasaaseyn socotay saacado ay...
Sayid Omar Abdalla

Qoorqoor iyo Deni oo kulan yeeshay xilli uu qilaaf xooggan ka...

KuMuqdisho (Halqaran.com) -  Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay...
Sayid Omar Abdalla

Qaramada Midoobey ayaa farriin u dirtay dowladda federaalka iyo maamul goboleedyada

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaramada Midoobey ayaa ka hadashay wadahadaladii shalay ka dhacay xarunta Afisyooni iyadoo sheegtay in ay ka war hayso sida uu u...
Sayid Omar Abdalla

Magaalo ku taalla South Korea oo lammaanayaasha leh carruurta siineysa lacag!

South Korea (Halqaran.com) - Dhammaan lammaanayaasha ku nool Changwon ee dalka Koonfurta Kuuriya ayaa heli doona 100 milyan oo lacagta dalkaasi ah una dhiganta...