Sunday, February 8, 2026
24.8 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Warar Xiiso Leh
Sayid Omar Abdalla

Lammaane lacag geeyay halkii ay isku barteen 20 sano ka hor!

USA (Halqaran.com) - 20 sano ka hor ayey ku kulmeen maqaaxi ku taalla magaalada Chicago. Xiriirkooda haasaawe ayaa halkaas ka billowday ugu dambeyna waxa...
Sayid Omar Abdalla

Toogasho ka dhacday Mareykanka iyo dad haween u badan oo wax...

USA (Halqaran.com) - Toogasho ayaa shalay galab xilliga Mareykanka ka dhacday deegaanno hoos-taga caasimadda gobalka Georgia ee Atlanta. 8 qof oo 6 ka mid ah...
Sayid Omar Abdalla

Nin jasiirad dhan u dhisay jaceylkiisii horre si ay ugu soo...

China (Halqaran.com) - Ninkaan oo magaciisa lagu soo koobay Xu una dhashay waddanka Shiinaha ayaa la sheegay in uu jasiirad dhan u dhisay gabar...
Sayid Omar Abdalla

Magaalo dal-xiisayaasha lacag ku bixineysa in ay usoo dalxiis tagaan!

USA (Halqaran.com) - Magaalo yar oo ku taalla California shirkadeheeda dalxiiska waxaa saameyn ballaaran ku yeeshay caabuqa Corona. Waxaana hadda socda qorshe dib loogu...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweyne Farmaajo oo qaatay tallaalka ka hortagga caabuqa COVID-19

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta qaatay tallaalka ka hortagga caabuqa COVID-19 kaas oo shalay la geeyay dalka. Tallaalka...
Sayid Omar Abdalla

Kenya oo Qaramada Midoobey u gudbineysa dacwad ka dhan ah Soomaaliya

Nairobi (Halqaran.com) - Garsoore Kenyaan ah oo la hadlay warbaahinta gudaha waddankaas ayaa sheegay in ay dacwadda badda ee kala dhaxeysa Soomaaliya ay  u...