
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Haween indho-shareer xirnaa oo lagu xiray magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda ee ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa Arbacadii maanta xabsiga u taxaabay gabdho, loo haysto inay wejiyada soo qarsadeen.
Ciidamada Dowladda...
Diyaaradaha Mareykanka oo weerar dhinaca cir ah ku qaaday duleedka magaalada...
Kismaayo (Halqaran.com) - Diyaaradaha dagaalka Mareykanka ayaa Talaadadii weerar dhinaca cirka ka fuliyay Deegaanka Beerxaani, oo dhaca Galbeedka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.
Duqayntan...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo kulankii ugu horreeyay la qaatay saraakiisha ciidamada...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha Maamulka Galmudug ee garabka dowladda ayaa gelinkii dambe talaadada maanta waxaa uu Magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha Ciidamada Dowladda.
Axmed Cabdi...
Nin ganacsade ah oo caawa lagu Dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya, in caawa degmadaasi lagu dilay nin ganacsade ah.
Rag bastoolado ku...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan toogashadii ka dhacday Boosaaso iyo Wararkii...
Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaya toogasho ka dhacday Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, iyadoona loo gaystay askar ka tirsan ciidamada...
DAAWO SAWIRRO: DF Soomaaliya oo billowday baaritaanka cudurka Coronavirus
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta ka bilowday Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde in baaritaan ay ku sameyso dadka soo dagaya...









