
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
UPDATE: Maxaa ka jira in dagaal laga cabsi qabo inuu ka...
BeledXaawo (Halqaran.com) - Waxgaradka Degmada BeledXaawo ee Gobolka Gedo ayaa walaac xoogan ka muujiyay in khilaafka u dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland, uu...
Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaraxaan ayaa waxaa jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolkan Banaadir, waxaana uu ka dhacay agagaarka Carwadii hore ee Taleex oo...
Madaxweynaha Jabuuti ‘Geelle’ oo sheegay in awoodda Al-Shabaab ay ku soo...
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti ayaa diiday aragtida ah inay muddooyinkii ugu dambeysay korortay awoodda Ururka Al-Shabaab, marka aad fiiriso weerarada ay...
Diarrhoea outbreak in flood-hit southern Somalia’s Beletweyne district
Efforts are underway to contain an outbreak of acute watery diarrhoea that has been spreading in the southern Somali district of Beletweyne over recent...
UPDATE: Weriyihii gaarka ahaa ee madaxweynaha Puntland oo lagu xiray magaalada...
Garoowe (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa sheegaya, in caawa halkaasi lagu xiray weriye Cumar Maxamed Soomane.
Ciidamada Booliska...
Dowladda Soomaaliya Digniin culus u dirtay Kenya
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa waxa ay digniin u dirtay dowladda Kenya, taasi oo ku aadan inay faraha kala baxdo Arrimaha Siyaasadda...









