Thursday, September 17, 2026
25.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqday guddiga soo xulista xildhibaanada Baarlamaanka labaad

Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Baydhabomaanta looga dhawaaqay Guddiga soo xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Labaad Koonfur Galbeed, xilli Xildhibaanada lagu wado in lagu soo xulo...
Ahmed Mohamed

Askari ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo lagu dilay duleedka Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya waxa ay ku dileen Deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho. Askariga la...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Al-Shabaab oo Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ku weeraray dalka...

Milihoi (Halqaran.com) – Maleeshiyaadka Ururka Al Shabaab ayaa Axadii weerar kale ka gaystay Gobolka Xeebta Kenya, ka dib markii ay bartilmaameedsadeen shirkad laga leeyahay...
Ahmed Mohamed

Jamhuuriyadda Jabuuti oo beenisay in dalkeeda laga helay qof qaba cudurka...

Jabuuti (Halqaran.com) - Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxay si xoogan u beenisay wararka sheegaya in qof qaba xanuunka Coronavirus laga helay dalkeeda. Dalka Jabuuti ayaa waxaa...
Ahmed Mohamed

Laba daran mid dooro oo soo wajahday ganacsatada Degmada BeledXaawo (Maxaa...

BeledXaawo (Halqaran.com) - Xaalad adag ayaa soo wajahday ganacsatada Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, kadib markii dadkii ku dhaqnaa degmadaasi lagu khasbay inay...
Ahmed Mohamed

Sheekh Shariif Sh. Axmed oo dalka dib ugu soo laabtay, kaddib...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Ahmed oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiiisa ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada...