Friday, May 15, 2026
31.9 C
Mogadishu

Askari ka tirsan ciidanka Xoogga dalka oo lagu dilay duleedka Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubeysan ayaa Askari ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya waxa ay ku dileen Deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Askariga la dilay, ayaa waxaa dableyda ay ku beegsadeen halka loo yaqaano Waydow, iyadoo uu wadada maraayay, xilligii uu dilku dhacayay.

Marxuumka dhintay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiqadar Maxamed Rooble Warsame, kana tirsanaa Guutada 7aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.

Deegaanka Waydow ayaa dhawr mar sidaan oo kale waxaa loogu dilay askar ka tirsaneyd Ciidamada Dowladda.

Amniyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa beegsi gaar ah ku hayo Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...