Thursday, September 17, 2026
25.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Dowladda Kenya oo markii ugu horreysay ka soo jawaabtay dalabkii DF...

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa ka jawaabtay dalabkii ka yimid dowladda Federalka Soomaaliya ee ku saabsanaa in Kenya ay soo dhiibto Cabdirashiid Janan...
Ahmed Mohamed

Xiisad colaadeed oo ka taagan degmada BeledXaawo & Wararkii ugu dambeeyay

BeledXaawo (Halqaran.com) - Xiisad colaadeed ayaa waxaa weli laga soo sheegaya inay ka taagan tahay Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, xilli kastana ay...
Ahmed Mohamed

Wasiir C/rashiid Janan ”Aniga wax cabsi ah aan ka qabo ciidan...

BeledXaawo (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) oo sheegay inuu ku sugan yahay Degmada BeledXaawo ee Gobolka Gedo ayaa ku waramaya...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Golaha Aqalka sare ee BF Somaliya oo Ansixiyay sharciga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta ansixiyay Sharciga Doorashooyinka Qaranka, ka dib kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho. Kulanka...
Ahmed Mohamed

Maxay u sheegeen madaxweyne ku xigeenka Jubbaland iyo Wasiir Janan ciidamadii...

BeledXaawo (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo Wasiirka Amniga Maamulkaasi Cabdirashiid Janan, ayaa ciidamo kula hadlay duleedka Magaalada BeledXaawo. Magaalada Beled...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland: ”Farmaajo wuxuu hareer maray nidaamkii lagu heshiiyay” +Shir...

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni oo Jimcihii maanta shir ja’raaid ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay khilaafka dowladda federalka...