
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Saciid Deni uu ka diiday inay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo uu jiro Khilaaf xooggan oo u dhaxeeya dowladda Federalka Soomaaliya iyo Maamulka Puntland, Khilaafkaasi oo gaaray meel fog, ayaa Madaxweynaha...
In ka badan 240 qof oo hal maalin qura u dhintay...
China (Halqaran.com) - Dad gaaraya 242 qof ayaa maalin kahor ugu dhintay cudurka Corona gobolka Hubei ee dalka Shiinaha, taas oo ka dhigan tiradii...
AKHRI: Puntland oo ka hor timid sharcigii uu saxiixay madaxweyne Farmaajo...
Boosaaso (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay sharciga Patroolka oo uu saxiixay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo sideedii Bishan.
War-saxaafadeed ay soo saartay...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray madaxweynaha Somaliya ‘Farmaajo’ iyo...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo weli ku sugan Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa halkaasi...
Nin si bareer ah u dilay Wiil Afar jir ah oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib hawlgal ciidamada Booliska Saldhiga Degmada Dharkeenley ay ka sameeyeen xaafadaha degmadaasi ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen shakjsiyaad kala...
Faah-faahin ku saabsan gaari ciidan oo lagu qarxiyay deegaanka Siinka-dheer
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa qarax miino lagula eegtay duleedka magaalada Muqdisho gaari ay saarnaayeen Ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya.
Qaraxan oo ahaa miino, ayaa qabsaday...









