Thursday, September 17, 2026
24.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Jubbaland oo gurmadkii ugu horreeyay geysay gobolka Gedo iyo Wararkii ugu...

BeledXaawo (Halqaran.com) - Tan iyo markii Jubbaland ay Khamiistii gurmadkii ugu horreeyay oo ciidan, ay geysay xuduuda Degmada BeledXaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaan...
Ahmed Mohamed

Suldaan si weyn u dhaliilay madaxweynaha Galmudug QoorQoor

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Suldaan Cabdicasiis Cumar Daad (Beyle) oo ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Galmudug ayaa dhaliilay Madaxweynaha Galmudug, ee garabka dowladda, Axmed Cabdi...
Ahmed Mohamed

Kulan Su’aalo lagu waydiinayay guddiga doorashooyinka oo maanta ka dhacay Jowhar...

Jowhar (Halqaran.com) -  Waxaa magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle maanta lagu qabtay kulan su’aalo lagu weydiinayay Masuuliyiinta Guddiga Doorashada Qaranka, oo maalintii labaad...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Laftagareen oo Xilalkii ka xayuubiyay wasiirro, kuwa cusub-na magacaabay

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Laftagareen, ayaa xilalkii ka qaaday xubno ka mid Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed. Laftagareen...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Ciidanka kumaandooska oo howlgal culus ka wada gobolka Shabeellaha Hoose

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay maanta hawlgalo ballaaran ka wadaan...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Xoogga dalka oo la wareegay Saldhig ay Al-Shabaab ku lahaayeen...

Balcad (Halqaran.com) - Cutubyo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen duleedka Degmada Balcad waxa ay ku dileen horjoogayaal ka...