
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Mareykanka oo duqeyn cirka ah ku dilay xubno Al-Shabaab ah
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Diyaaradaha dagaalka Mareykanka oo gacan ka helaya ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa waxa ay duqeyn dhinaca cirka...
Sheekh Shaakir oo Xaqiijiyay ciidankii iyo hubkii oo dhan inay ku...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidanka Milatariga Soomaaliya gaar ahaan Guutadda 15-aad oo u badan Ciidankii Ahlusunna ee la qarameeyay ayaa la wareegay Ammaanka Madaxda ugu...
DAAWO Sawirrada laga soo qaaday xarunta Inji oo burbur xoogan ka...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya oo si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta Xarunta Inji ee Magaalada Dhuusamareeb, ayaa sawirro laga soo...
Diyaarad dhaawacyo ka soo qaaday Dhuusamareeb oo soo gaartay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Dhaawacyada tiro ka mid ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku soo dhaawacmay dagaalkii maanta dib uga qarxay Magaalada Dhuusamareeb ayaa laga...
Faah-faahin ku saabsan khasaaraha ka dhashay dagaallada ka dhacay Dhuusamareeb iyo...
Galgaduud (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa soo baxeysa khasaaraha ka dhashay dagaallada Jimcihii maanta ka kala dhacay Magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ee Gobolka...
UPDATE: Taliyihii ciidanka Ilaalada Madaxweyne Qoorqoor oo lagu Dilay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay Taliyihii Ciidanka Ilaalada ee Madaxweynaha Galmudug ee garabka...









