
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweyne Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta oo Khadka teleefanka kuwada hadlay
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta oo khadka telefoonka ku wada hadlay ayaa isla...
Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor oo kulan muhiim ah la yeeshay Saraakiisha Ahlu...
Dhuusamareeb (Halqaran.coom) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay Magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiishii Ciidamada Ahlu Sunna, ee Sabtidii uu wareejiyay Sheekh...
Kenya: Soomaaliya waxay ku soo xadgudubtay dhulkeena! (Maxa cusub)?
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa soo saartay bayaan ay uga hadleyso xadgudub ay sheegtay inay Soomaaliya u geysatay dhulka Kenya iyo madaxbannaanideedaba.
War kasoo...
Xafiis cusub oo bixin doona Baasaboorka Soomaaliya oo laga furay Diinsoor...
Diinsoor (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Arbacadii maanta xariga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee...
UPDATE: Nin is-qarxin rabay oo lagu qabtay Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtay shaqsi hay’adaha amnigu sheegeen inuu doonayey inuu isku qarxiyo magaalada Baydhabo
Shaqsigan ayaa lagu magacaabaa Isaaq Nishow,...
DAAWO SAWIRRO: Midowga Yurub oo gaadiid ciidan ugu deeqay Koonfur Galbeed
Baydhabo (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Nicolas Berlanga oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo ayaa Maamulka Koonfur Galbeed ku wareejiyay...









