Thursday, September 17, 2026
24.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Baarlamaanka Jubbaland oo u codeeyay codsi uga yimid madaxweyne Axmed Madoobe

Kismaayo (Halqaran.com) -  Waxaa magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Khamiistii maanta kulan ku yeeshay Xildhibaannada Baarlamaanka Jubbaland, kaas oo ay cod uga qaadayeen...
Ahmed Mohamed

Sheekh Shaakir iyo xubno kale Ahlu Sunna oo gaaray Magaalada Garowe

Garoowe (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland, Khamiistii maanta gaaray Masuuliyiin ka tirsan Ururka Ahlu Sunna. Sheekh Shaakir Cali Xassan oo ka...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland: ‘‘Waxaan joognaa goob aan kala dagaallami karno ciidanka...

BeledXaawo (Halqaran.com) - Madaxweyne Ku xigeenka koowaad ee Jubaland, Maxamuud Sayiid oo la hadlay laanta Af Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay in uu ku...
Ahmed Mohamed

Marwada Koowaad ee dalka oo magaalada Baraawe ka dhagax dhigtay xarun...

Baraawe (Halqaran.com) - Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen)...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Cumar Filish oo xariga ka jaray dayactir lagu sameeyay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dhismaha Masjidka Taariikhiga ah ee Jaamacadda Shangaani waxaa la hirgaliyay 800-Sano ka hor sida ay sheegeen culumada iyo odeyaasha Degmada Shangaani...
Ahmed Mohamed

AKHRI: War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Istanbul ee Madasha Xisbiyada Qaran

Istanbul (Halqaran.com) – War-murtiyeed ka soo baxay Shir muddo shan maalmood ah uga socday dalka Turkiga, ayay xisbiyadaasi ka sheegeen in ay ku midoobeen...