Saturday, June 20, 2026
26.5 C
Mogadishu

AKHRI: War-murtiyeed ka soo baxay Shirkii Istanbul ee Madasha Xisbiyada Qaran

Istanbul (Halqaran.com) – War-murtiyeed ka soo baxay Shir muddo shan maalmood ah uga socday dalka Turkiga, ayay xisbiyadaasi ka sheegeen in ay ku midoobeen hal xisbi, islamarkaana ay doorashada Soomaaliya ee 2021-ka ay soo sharrixi doonaan hal musharrax oo keliya.

Madasha ku midoobay halka  xisbi ayaa kala ah xisbiga UDP, Xisbiga Himilo Qaran, Xisbiga Kulan, Xisbiga Horusocod, Xisbiga Ilays  iyo Xisbiga  Nabadda.

Madasha ayaa hawshaasi u saaray guddi kuwaas oo ka shaqeyn doona sidii loo hirgelin lahaa midaynta Xisbiyadaas oo hal xisbi looga dhigi lahaa.

Madasha waxa kale oo ay sheegeen inay ka xun yihiin Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya in loo adeegsado Burburinta dowlad Goboledyada dalka ka jira, islamarkaana la weeraro Dhuusamareeb iyo Gobolka Gedo gaar ahaan Magaalada Beled Xaawo.

Halka hoose ka akhriso war-murtiyeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...