
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Marwada Koowaad ee dalka oo ugu hambalyeysay Haweenka Soomaaliyeed 8-da Maarso...
Muqdisho (Halqaran.com) - Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo maanta ka qeyb gashay munaasabadda xuska maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da Maarso...
Maxaa ka jira in ciidamada dowladda Somaliya ay maanta is-hortaag ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa Axaddii maanta is hortaag ku sameeyeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya,...
RW Kheyre: ”Haweenka Soomaaliyeed waxay kaalin weyn oo lama ilaabaan ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo gabdhaha iyo hooyooyinka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta siddeedda Maarso ayaa caddeeyay in haweenka...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan weerarro ka dhacay deegaano ka tirsan...
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub kasoo baxaya dagaallo culus oo deegaannada Raaxoy iyo Ceelka Geelow oo ka mid ah deegaannada hoostaga degmada Balcad...
Somaliland oo si kulul u cambaareysay hadal ka soo yeeray Wakiilka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa waxay cambaareysay hadal dhawaan ka soo yeeray Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Somaliya, Amb. James Swan, oo la...
UPDATE: DF Somaliya oo shaacisay in duqeyn lagu dilay Bashiir Qoorgaab...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowlada Federalka Soomaaya ayaa sheegtay in duqeyn cirka ah lagu diley 22-kii bishii Febraayo xubin sare oo ka tirsanaa ururka Al-Shabaab.
Wakaaladda...









