Wednesday, May 6, 2026
30.9 C
Mogadishu

Dowladda Soomaaliya Digniin culus u dirtay Kenya

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federalka Soomaaliya, ayaa waxa ay digniin u dirtay dowladda Kenya, taasi oo ku aadan inay faraha kala baxdo Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya.

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya, ayaa lagu sheegay Soomaaliya inay u digeyso Kenya oo ay joojiso faragelinta ay wado.

Halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...