Thursday, September 17, 2026
25.1 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Sh. Dhexe: Qarax lagu Dilay ciidamo ka tirsan AMISOM & Wararkii...

Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Wararka aynu ka helayno Gobolka Shabellaha dhexe, ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Amisom Qarax miino lagula eegtay Gobolkaasi. Qaraxa ayaa wuxuu...
Ahmed Mohamed

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo lagu soo dhaweeyay degmada BeledXaawo

BeledXaawo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada BeledXaawo ee Gobolka Gedo, ayaa waxa ay sheegayaan, in halkaasi uu gaaray Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland Cabdi...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii ugu waqtiga dheeraa dalka Kenya Daniel arap Moi oo geeriyooday.

Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynihii ugu waqtiga dheeraa dalka Kenya Daniel arap Moi ayaa geeriyooday isagoo ay da’diisu ahayd 95 jir. Geerida Moi ayaa waxaa ku...
Ahmed Mohamed

Hay’adda Amnesty International oo dalbatay in xabsiga dib loogu soo celiyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa ugu baaqday dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur, isla...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Al-Shabaab oo lagu eedeeyay inay shaqaale Samafal ah ka afduubteen...

Gedo (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa lagu eedeeyay inay shaqaale samafal ka afduubteen saacadihii la soo dhaafay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo. Masuuliyiin ka tirsan...
Ahmed Mohamed

Dad aroos u socday oo qarax miino lala eegtay & khasaare...

J/Hoose (Halqaran.com) - Ugu yaraan 4 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay lix kalena way ku dhaawacmeen baabuur ahaa nooca loo yaqaan caasiga...