
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DAAWO SAWIRRO: Somaliland oo diyaarisay dhaqaatiirtii la tacaali laheyd xanuunka Coronavirus
Hargeysa (Halqaran.coom) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray shaqaale iyo dhakhaatiir loo tababaray ka hortagga iyo la tacaalista xannuunka ka...
Madaxweyne Saciid Deni oo soo jeediyay dhaqaale in lagula dagaallamo Ururka...
Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdulaahi Dani ayaa ka hadlay dagaalka lagula jiro Ururka Al-Shabaab ee inta badan ka dagaallama...
Israel oo doonaysa inay sheegato daanta Galbeed
Israel (Halqaran.com) - Wasiirka difaaca mayalka adag ee Israel ayaa Arbacadii ku baaqay in Israel ay si rasmi ah qeyb ka mid ah dalkeeda...
Golaha Aqalka sare ee BF Somaliya oo gaashaanka ku dhuftay heshiiska...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Arbacadii maanta soo saaray Qaraar ka dhan ah heshiiska qarniga oo caasimada Qudus...
Doorashada madaxweynaha Galmudug oo dib loo dhigay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Sidii horeyba loo filayay waxaa uu dib u dhac ku yimid doorashadii ay dhabarka ka riixeysay Dowladda Federaalka, ee la doonayay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka JF Somaliya ‘Mursal’ oo dhiggiisa dalka Algeria la kulmay...
Algeria (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Dalka Burkina...









