Tuesday, September 15, 2026
25.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

AKHRI: Musharraxiinta ugu cadcad oo shuruudo ku xiray ka qeybgalka Doorashada...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Afar ka mid ah musharaxiinta ugu cadcad ee Doorashada Madaxtooyada Galmudug ayaa waxay markale iska diideen inay ka qaybgalaan doorashada, iyagoona...
Ahmed Mohamed

Iska hor-imaad ka dhacay Afgooye & Wararkii ugu dambeeyay

Afgooye (Halqaran.com) - Iska hor-imaad khasaare gaystay ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Saldhiga Booliska Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Iska horimaadka...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Laftagareen oo Nairobi kula kulmay madax ka tirsan hay’adda WFP

Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) oo Maalmahan ku sugan Dalka Kenya gaar ahaan Caasimadda Nairobi ayaa...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Guddiga Doorashada garabka DF Somaliya oo cadaadis saaray Musharraxiinta Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug ee garabka dowladda ayaa cadaadis ku haya musharaxiinta u taagan jegada Madaxtinimada Galmudug, ee...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo magaalada Muqdisho ka furtay Shir dib u heshiisiin...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta oo horay u diyaarisay Hanaanka dhab u heshiinta qaran kalana tashatay guud ahaan...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Asmara iyo Kulan saddex-geesood ah...

Asmara (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara halkaas oo uu wadahadallo saddex-geesood ah...