
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Puntland oo Amar dul dhigtay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya (Maxaa...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ahna kusimaha madaxweynaha, Axmed Cilmi Cismaan ((Karaash), ayaa amar ku bixiyay, in la hakiyo munaasabadda...
DAAWO SAWIRRO: Qado sharaf maanta Garoowe loogu sameeyay Odayaasha dowlad deegaanka...
Garoowe (Halqaran.com) - Odayaasha Dhaqanka ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI) oo maalmahaanba booqasho ku joogay Magaalada Garoowe ayaa Sabtidii maanta qado sharaf loogu...
Aabe Wiilkiisa ku Dilay magaalada Jowhar oo gacanta lagu soo dhigay
Jowhar (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka HirShabelle ayaa sheegaya, in ciidamada booliska ay gacanta ku dhigeen Aabe wiilkiisa ku...
Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha ka dhashay qaraxii lala eegtay ciidamo ka...
Balcad (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Jimcihii maanta uu qarax culus uu ka dhacay Wadada xiriirisa Magaaloyinka ...
Dagaal khasaaro sababay oo ka dhacay gobolka Sanaag & Wararkii ugu...
Sanaag (Halqaran.com) - Wararka naga soo garaya deegaanka Shidan gaar ahaan agagaarka Buuraha Calamadoow oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa sheegaya halkaasi uu ka...
DAAWO SAWIRRO: Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ‘Gacal’ oo kulan xasaasi ah la...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ayaa Khamiistii maanta waxa uu magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug kulan xasaasi...









