Tuesday, September 15, 2026
25.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maamulada Puntland iyo Jubbaland oo Shir uga furmay magaalada Boosaaso +...

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay Shirka Xukuumadaha Puntland iyo Jubbaland, oo shir uga socda xarunta...
Ahmed Mohamed

Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo hambalyo u diray guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka...

  Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoonnada labada Aqal ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray guddoonka cusub ee baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug...
Ahmed Mohamed

DF Somaliya oo ka hadashay hooyo Soomaaliyeed oo sheegtay in gabadheeda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadashay eedeymo xooggan oo ka soo yeeray hooyo degan Magaalada Muqdisho, taa oo sheegtay in gabar yar...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay Shirkii Jaraa’id oo ay Boosaaso ku qabteen...

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaah Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Boosaaso ee...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo cafis u fidiyay odayaashii ku xirnaa...

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa cafiyay maxaabiis ku xirnaay Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Maxaabiista la cafiyey, oo tiradoodu...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo maanta Hargeysa kulan kula yeeshay Safiirka...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khamiistii maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, Amb. Ben Fender. Kulanka waxa lagaga...