Tuesday, September 15, 2026
25.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Caalamka
Ahmed Mohamed

Baarlamaanka Carabta Bayaan uu soo saaray oo si buuxda ugu taageeray...

Qaahira (Halqaran.com) - Baarlamanka dalalka Carbeed oo ay Soomaaliya xubin ka tahay ayaa bayaan uu soo saaray si buuxda u taageeray ilaalinta midnimada iyo...
Ahmed Mohamed

SAWIRRO: Musharraxiin u taagan Xilka Madaxtinimada Galmudug oo Isbaheysi kaga dhawaaqay...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Iyadoo ololaha doorashada maamulka Galmudug uu iminka marayo meel gabagabo ah, ayaa Arbacadii maanta waxaa isbaheysi magaalada Dhuusamareeb kaga dhawaaqay saddex...
Ahmed Mohamed

Xeer ilaalinta Somaliland oo war ka soo saartay Lix nin oo...

Berbera (Halqaran.com) - Xeer Ilaalinta Somaliland ayaa faah-faahin ka bixisay lixdii nin ee subixii Arbacada lagu toogtay fagaaraha Mandhera ee duleedka Magaalada Berbera. Qoraal ka...
Ahmed Mohamed

Arji qabashada musharaxiinta guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ka billaabatay Dhuusamareeb +...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Magaalada Dhuusamareeb waxaa Arbacadii maanta ka billaabatay diiwaangelinta musharaxiinta u taagan jagada guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Gudoomiye Ku-xigeenka. Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaasha maamullada Koonfur Galbeed iyo HirShabelle oo maanta ku heshiiyay iskaashi...

Baydhabo  (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare oo Tallaadadii maanta shir uga...
Ahmed Mohamed

Feysal Cali Waraabe ‘‘Madaxweyne Muuse Biixi xafiiskiisa ayuu iigu gacan qaaday,...

  Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland, Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu u gacan qaaday,...