
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DAAWO SAWIRRO: Ciidamada Booliska gobolka Bari oo fashiliyay qarax miino
Boosaaso (Halqaran.com) - Taliska Booliska Gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay sheegeen inay fashiliyeen qaraxyo miinada nooca dhulka lagu aaso ah...
AKHRISO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii maamullada Jubbaland iyo Puntland uga...
Boosaaso (Halqaran.com) – War-murtiyeed ayaa laga soo saaray isniintii maanta Shir wadatashi ah oo Madaxda Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland muddo laba Cisho ah...
AKHRISO: Guddigii uu magacaabay Xaaf oo xildhibaanno cusub kaga dhawaaqay Magaalada...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Guddiga Doorashada Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo ayaa caawa soo saaray liis ay ku qoran yihiin Xildhibaano, ay ku sheegeen inay yihiin...
Guddoomiyaha BF Soomaaliya oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda...
DEG DEG: Weerar qaraxyo ku billowday oo Al-Shabaab ku qaaday magaalada...
Marka (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray Magaalada Marka ee Xarunta Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya caawa in halkaasi uu ka socdo...
CAAFIMAADKA: Shanta Qodob ee kaa badbaadin kara cudurro halis ah haddii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Isku day inaad la dagaalanto shantan waxyaabood si aad uga hortagto caafimaad darro:-
1- Sigaar cabista
2- Jimicsi la’aanta ama aalamiito la’aan
3- Inaad...









