
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
UPDATE: Toban Al-Shabaab ah oo lagu qabtay Toora-Toorow & Wararkii ugu...
Toora-Toorow (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Toora Toorow ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in lagu qabtay toban ka mid ah maleeshiyada...
Xilliga la qabanayo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka ee Galmudug ayaa Isniintii maanta soo saaray Jadwalka doorashada guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa, kadib markii ay magaalada Dhuusamareeb...
Madaxweynaha Puntland ‘Saciid Deni’ oo sameeyay magacaabis cusub
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr.06 January 8, 2020 ku magacaabay Guddoomiyaha Ku meel gaarka...
Puntland oo shaacisay xilliga la tooganayo raggii kufsaday oona dilay AUN...
Boosaaso (Halqaran.com) - Maxamuud Xasan Aw Cismaan oo ah xeer Ilaaliyaha Guud ee Puntland, ayaa Axaddii maanta sheegay in ragga loo xukumay kufsigii iyo...
Dhuusamareeb: Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka maamulka Galmudug oo galabta la dhaariyay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Galmudug ayaa Axaddii galabta lagu dhaariyay munaasabad ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.
Guddiga Farsamada ee...
Madaxweyne Farmaajo oo u tacsiyeeyay Qoyskii Marxuum Axmed-Kayse Xaaji Ducaale
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka taleefanka kula hadlay Marwo Qamar Cabdulqaadir Faarax oo ah xaaskii Alle ha...









