Sunday, June 14, 2026
26.9 C
Mogadishu

Xilliga la qabanayo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug oo la shaaciyay

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Guddiga doorashada guddoonka Baarlamaanka ee Galmudug ayaa Isniintii maanta soo saaray Jadwalka doorashada guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa, kadib markii ay magaalada Dhuusamareeb ku kulmeen.

Guddigan oo ka kooban shan iyo toban xubnood ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka soo saaray jadwal ay tahay in loo raaco Doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Jadwalka ayaa waxaa ku cad in Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug la qaban doono 17-ka bishan, oo ku aadan maalinta Jimcaha.

Musharaxiinta u tartameysa guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo Gudoomiye Ku-xigeenka ayaa waxaa araajida laga qaban doonnaa 14-ka illaa 15-ka bishan.

Musharaxiinta ayaana khudbadahooda jeedin doona 16-ka bishan January.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...