
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug ‘Gacal’ oo sheegay in aan loo joojin doonin...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal, ayaa sheegay in Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Ku-xigeenkiisa ay dhici doonto waqtigii loogu talagalay.
Maxamed Nuur...
UPDATE: Xildhibaan Dalxa oo loo magacaabay booskii uu iska casilay Danjire...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo magacaabay booskii uu iska casilay Danjire Cabdiraxmaan Cabdi...
Maxay DF Somaliya ka tiri hadalkii Madaxweynaha Turkiga ee casuumaadka sahminta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si maldahan uga jawaabtay hadalkii Isniintii shalay ka soo yeeray Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan,...
XOG CUSUB: Anjabigii Al-Shabaab ka soo goostay ‘Zubair Al-Muhajir’ oo wareysi...
Muqdisho (Halqaran.com) - Zubair Al Muhajir oo ka mid ahaa Saraakiisha Ajaaniibta ee ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxaa uu bixiyay wareysigii ugu...
AKHRISO: Xilliga la qabanayo Doorashada madaxweynaha Galmudug oo la shaaciyay +...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa Talaadadii maanta soo saaray jadwalka Doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi iyo Ku-xigeenadiisa.
Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ‘Karaash’ oo qaabilay wafdi ka socda hay’ado caalami...
Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan Karaash, madaxwyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Global Education Partnership Mr. Morten...









