
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Maxaa ka jira in xildhibaano ka tirsan BF Somaliya ay doonayaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo deegaan doorashadoodu tahay deegaannada Puntland ayaa kulamo ku yeeshay Muqdisho, kaas oo looga hadlay khilaafka...
Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn ku dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab
J/Dhexe (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn diyaaradeed oo maalintii shalay aheyd...
Doorashada Galmudug oo lagu wado in Axadda Berri ay ka dhacdo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Maxamed Nuur Gacal ayaa shaaciyay in Axadda Berri ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha iyo Ku xigeenkiisa.
Mar uu ka...
Faah-faahin ku saabsan askar ku dhimatay qarax ka dhacay Muqdisho iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ka soo baxaysa qarax miino oo Sabtidii maanta ka dhacay isgoyska Xoosh ee degmada Dharkeyley ee gobolka Banaadir....
Wax badan ka ogow Socdaalka Wasiirkii Amniga ee Jubbaland ‘Janan’ ee...
Kismaayo (Halqaran.com) - Saacado ka dib markii uu Magaalada Kismaayo gaaray, Wasiirkii Amniga Jubbaland ayuu safar ugu amba baxay Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka...
Fayraska Korona oo waddamo badan oo caalamka ku sii fidaya
China (Halqaran.com) - Waxaa sare u sii kacaya tirada dadka u geeriyoonaya fayraska Korona oo dalka shiinaha oo qudha ku dilay 259 qof halka...









