magacaabis
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay Taliyeyaasha ciidamada Daraawiishta Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20/2/2021 ayaa lagu magacaabay taliska guud ee ciidamada Daraawiishta...
AKHRISO: Magacyada Guddiga Xallinta Khilaafaadka & Cabashada Doorashooyinka Puntlnad ee la…
Garoowe (Halqaran.com) - Xubnaha Sare ee Guddiga KMG Doorashooyinka ee dowlad goboleedka Puntland ayaa Talaadadii maanta soo saaray liiska xubnaha guddiga xallinta khilaafaadka iyo...
Midowga Musharraxiinta oo war ka soo saaray magacaabista guddiga doorashooyinka Puntland...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay magacaabista Guddiyada Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland iyo shirka deg-dega ah oo...
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo magacaabay guddiga doorashooyinka gobollada Waqooyi +(AKHRISO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Sabtida maanta ah magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobollada Waqooyi.
Xubnahaan ayaa ka kooban...
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay agaasime ku-xigeenka Madaxtooyada
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed u magacaabay Kuxigeenka...
Madaxweynaha Hirshabelle oo xilkii ka qaaday Wasiir, mid kalena magacaabay
Jowhar (Halqaran.com)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Cali Xaaji Cabdulle Isgoowe,...









