Thursday, June 18, 2026
27.2 C
Mogadishu

magacaabis

Madaxweyne Siciid Deni oo magacaabay Maxkamadda sare ee Puntland

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Arbacadii maanta soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 77 ee 26-da Oktoober 2022,...

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Dharkeenley ee G/Banaadir

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna, duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Dharkeenley. Yuusuf Xundubeey ayaa loo magacaabay...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Puntland, Jubbaland & Hirshabeelle oo shaaciyay xubnaha ku matali doona guddiga...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle oo ka duulaya war-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Madaxda DF Soomaaliya iyo Dowladdaha xubnaha ka...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo magacaabay guddi doorasho

Garoowe (Halqaran.com) - Kulanka 19-aad ee Kalfadhiga 46-aad Golaha Wakiillada dowlad goboleedka Puntland, uu shir-guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo...
Ahmed Mohamed

Akhriso: Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabis sameeyay

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Koonfur Galbeed. Wareegto kasoo...
Ahmed Mohamed

Taliska ciidanka xoogga dalka oo magacaabay taliyeyaal iyo ku xigeenno (Akhriso)

Muqdisho (Halqaran.com) – Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa lagu soo magacaabey Taliyaasha iyo Taliye Xigeenada Ururada Guutada 15-aad ee...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Guddoonka Aqalka Sare oo magacaabay guddi isku keenista DF Somaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa magacaabay Guddiga Isu keenista Madaxda Labada Heer dowladeed ee Federaalka iyo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiro iyo Wasiiru Ku-xigeeno +(Magacyada)

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.45 ee 22d May 2020 kuna saabsan magacaabid Wasiiro...