magacaabis
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Madaxda maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka Sida
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 44,16ka May 2020, kuna saabsan Dib-u-dhisidda Maxkamadda...
AKHRISO: Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay wasiir ku-xigeenno & wasiir dowlayaal
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxwenaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo dhammeytiray golihiisa wasiirrada ee ka harsanaa maamulkiisa.
Qoorqoor ayaa magacaabay 11...
Farmaajo oo magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir & Racfaanka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin...
XOG: Golaha Wasiirrada oo maanta xil ka qaadis iyo magacaabis ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka golaha wasiirrada oo Khamiistii maanta uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha...
XOG: Puntland oo ka soo horjeesatay guddiga Farmaajo u magacaabay Wada-hadallada...
Garowe (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa waxa uu ka horyimid guddigii uu Arbacadii Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo u magacaabay wadahadalada Soomaaliya iyo...








