Friday, May 15, 2026
31.9 C
Mogadishu

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Dharkeenley ee G/Banaadir

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna, duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Dharkeenley.

Yuusuf Xundubeey ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Degmadda Dharkeenley, waxaana Masuulka la magacaabay uu horay ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Booliska Soomaaliya.

Gaashaanle Dhexe, Yuusuf Xundubey ayaa xilal kala geddisan kasoo qabtay qeybaha Ciidanka, waxaana haatan loo magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee degmada Dharkeenlay.

Waxay aheyd, Talaadadii shalay markii Guddoomiye Cusub loo magacaabay Degmada kaxda ee isla Gobolka Banaadir.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...