guddoomiye cusub
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Dharkeenley ee G/Banaadir
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna, duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Dharkeenley.
Yuusuf Xundubeey ayaa loo magacaabay...
Guddiga Farsamada Doorashooyinka oo doortay guddoomiye kumeel gaar ah
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo Jimcihii maanta kulan rasmi ah oo ay yeesheen ayaa waxa ay guddoomiyaha kumeel gaarka ah...
Guddoomiye cusub oo loo doortay Magaalada Berbera
Berbera (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Berbera ee deegaannada Somaliland Maanta ka dhacday doorashada Guddomiyaha Magaalada iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala...
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Deg. Xamar Jajab
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Xamar Jajab, kadib markii...
Guddoomiye iyo Duq cusub oo loo sameeyay degmada Badhan ee G/Sanaag,...
Badhan (Halqaran.com) - Duqa Degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa loo doortay Axmed Maxamed Timir, kaddib doorasho galabta ka dhacday magaalada Badhan.
Gudddoomiyaha cusub ee...








