Tuesday, April 21, 2026
28.4 C
Mogadishu

Guddoomiye cusub oo loo doortay Magaalada Berbera

Berbera (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Berbera ee deegaannada Somaliland Maanta ka dhacday doorashada Guddomiyaha Magaalada iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala duwan.

Golaha deegaanka Magaalada Berbera ayaa Guddoomiyaha Magaalada waxaa ay u doorteen Cabdishakuur Maxamuud Ciddin, kaas oo xilkaasi horay u haayay, halka Guddoomiye ku-xigeenka Golaha loo doortay Nuur Cabdi Jaamac.

Doorashada Guddoomiyaha Magaalada Berbera iyo ku-xigeenkiisa ayaa mas’uuliyinta ku tartamay ay ka kala socdeen xisbiyada Kulmiye, UCID iyo WADANI.

Sidoo kale, waxaa maalmaha soo socda la filayaa in deegaannada Somaliland ay ka bilawdaan doorashooyinka guddoomiyeyaasha gobolada iyo degmooyinka Somaliland.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...