Friday, May 15, 2026
29.9 C
Mogadishu

Guddoomiye iyo Duq cusub oo loo sameeyay degmada Badhan ee G/Sanaag, Yaase doortay?

Duqa cusub ee loo doortay degmada Badhan, Axmed Maxamed Timir

Badhan (Halqaran.com) – Duqa Degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa loo doortay Axmed Maxamed Timir, kaddib doorasho galabta ka dhacday magaalada Badhan.

Gudddoomiyaha cusub ee degmada Badhan ayaa waxaa doortay golaha cusub ee deegaanka.

Magaaladda Badhan ayaa laga dareemaya isbaddel xooggan oo xagga maamulka ah tan iyo markii dadka deegaanku tashadeen, kana gacmo baxeen Somaliland.

Xukuumadda Somaliland ayaa diidan midnimada Soomaaliya, kuna doodda in ay leedahay Sanaag, maadaama ay ka mid ahayd xadduudihii gumeystaha Ingiriiska.

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...